Madaxweyne Deni oo Wareegto ku magacaabay guddi ka kooban 8 xubnood (Akhriso)

Madaxaweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha ee gobolka Mudug. Guddiga oo ka kooban illaa sideed xubnood ayaa magacyadooda lagu soo saaray wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne taasoo u qorneyd sidan hoose:- Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho-Somalia Allbanaadir@live.com